Jadwalka Curiyayaasha ama Kaltanka Curiyayaasha waa jadwal ama baddhig ka hadla curiyeyaasha kiimikada ah ee la yaqaan, inkastoo ay jadwallo kan ka horeeyay ay jiraan hadana jadwalkaan waxaa waxaa loo tiiriyaa inuu kiimikiistihii ruushka ahaa Dmitri Mendeleev sandkii 1869 ayuu u habeeyay hadba sida ay isu leeyihiin unugyada wareegooda iyo sida ay u falgalaan. ka dib 1911 henry mozili habaynta curiyeyaasha hadba tirada unugyada uu ka samaysanyahay, ama tirada barootoonada ku jira curiye walba, waayo markii la joogaba waxbaa laga badali jiray iyadoo lagu daray curiyeyaal la ogaaday oon awal ka mid ahayn, sida loogu kordhiyay tusaaleyaal aragtiyeed oo sharax siinaya qaababka iyo siyaha ay u shaqeeyaan curiyeyaasha kiimikada ah.

Thumb
Diwaanka Curiyaasha

Jadwalka curiyeyaasha ayaa noqoday waqtigaan mid looga tiirsanyahay dhamaan iskoolada iyo goobaha kiimikada khuseeya, isagoo sahlay shaqada iyo ogaashah ama is barbar dhiga waxyaabah ay la gaarka yihiin curiyeyaasha kiimikada,

Jadwalka curiyeyaasha ayaa leh fulinno fara badan oo kala duwan dhinaca kiimikada, fiisikiska, cilmiga noolaha iyo dhismaha waliba dhismaha kiimikada.

DHismaha Diwaanka curiyeyaasha

Thumb
Diwaanka Curiyr waxa Midabka loo sudhay si uu u muujiyo qaybaha isku isticmaalka ah. Waxay ku kala duwan yihiin dhanka ilaha markay noqoto xadadka u kala dhexeeya harooyinka




Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.