Nikel
From Wikipedia, the free encyclopedia

Nikel (Ingiriis: Nickel) calaamad Ni waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay labaatan-iyo-sideed.
Nikel waa curiye bir oo leh midabka naxaasta oo wax yar cad.
Curiyehan wuxuu ku jiraa birta Diwaanka Curiyeha waxaana laga helaa oogada sare ee dhulka.
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.