Guruubka 5

From Wikipedia, the free encyclopedia

Guruubka 5

G 4aad < Guruubka 5aad > G 6aad

Thumb
Curiyaha Fanaadhiyaam.
Thumb
Curiyaha Nayobiyaam.
Thumb
Curiyaha Tantalum.

Guruubka 5aad waa qeybta 5aad ee safafka Diwaanka Curiye. Si la mid ah qeybaha kale ee d-block, guruubkan wuxuu ka kooban yahay 4 curiye kuwaas oo kala ah: Fanadhiyaam (V), Dubniyaam (Db), Niyobiyaam (Nb) iyo Tantalum (Ta).

Curiyayaashan oo mararka qaar ah dareere, ayaa markey adkeha yihiin leh midab madoow ah.

Dhamaan curiyeyaasga guruubkan waxay ka mid yihiin Transitional Metalska.

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.