Niyobiyaam

From Wikipedia, the free encyclopedia

Niyobiyaam

Niyobiyaam

Thumb
Curiyaha Niyobiyaam.


Niyobiyaam (ingiriis: Niobium) astaanta (Nb) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay afartan-iyo-kow (41). Curiyaha Tantalum waa bir ka tirsan Transitional Metalska guruubka 5aad ee Diwaanka Curiye, taas oo miisaanka atomkeedu yahay 92.906788.

Curiyaha Niyobiyaam waxaa markii hore lahaa astaan (Cb), waana bir leh midab cagaaran, jilicsan, oo ka mid ah biraha guruubka d-block.

Curiyaha Niyobiyaam wuxuu leeyahay hal falgal aad ugu dhow birta Tantalum ee isku safka yihiin.


Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.