Dahab
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dahab (Ingiriis: Gold) calaamad Au waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay todobaatan-iyo-sagaal. Jileeciisa, cufkiisa iyo midabka huruuda ee dhalaalaya ayaa Dahabka ka dhigey mid ka mid ah waxyaabaha ugu qaalisan taariikhda aademaha. Dahabku waa mid kimiko ahaan aan firfircoonayn taasina waa sababta aanu la daxaleeysan waligii.
Dahab

Sida ay sheegtay Shirkada Dahab Qodida Dunida ee loo yaqaan (GFMS), xisaabta dahabka ee la qoday waa biloowgii ilaa 2012 waa 174,100 tan oo dahab ah. Taas oo u dhiganta mug dhan 9361 mitir-kuyuubik (m3) (meter cubic). Midaas oo loo kala isticmaalay 50% is-qurxin, 40% maal-gashi iyo 10% warshadaha.
dahabku waxa uu kamid yahay waxyaabihii qarniyadii hore uu aadanuhu isticmaali jirin uuna uisticmaali jirey sida lacagta,qurxinta taajajka boqorada:IWL
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.