Botashiyaam

Thumb
Botashiyaam waxay ka tirsan tahay juffoda Birta Alkali waxaanay leedahay midabka Naxaasta oo cad.


Botashiyaam (Ingiriis: Potassium) calaamad K waa curiye kimiko ah oo tiroda atomkiisu tahay toban-iyo-sagaal. Botashiyaam waxay ka tirsan tahay juffoda Birta Alkali waxaanay leedahay midabka Naxaasta oo cad.

Curiyehan oo aad u jilicsan ayaa si dhakhso ah ula fal-gala hawo iyo dhammaan noocyada kale ee curiyeha milma.

Sida dabeeciga ah, Botashiyaamta waxaa laga helaa dhulka ayadoo u sameeysan sadex qaab oo ka mid tahay isotope-ka 40K kaas oo ah radioactive aad u khatar badan.

Dhinaca kale, Botashiyaam waxay aad ugu qaab-samays dhowdahay curiyeha Sodhiyaam, taas darteed waagii hore lama kala aqoonin isku-dhisyada cusbo (milix) eey sameeyso.

Botashiyaam waxaa loo isticmaalaa kimikooyinka warshadaha iyo waxyaabo kale sida saabuunta.


Taariikhda Aaydhiinta

Atomka Aaydhiinta

Fal-galka Curiyeha Kale

Isticmaalka Aaydhiinta


Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.