![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/c/cd/Dinning_room_soulton.jpg/640px-Dinning_room_soulton.jpg&w=640&q=50)
Qol
From Wikipedia, the free encyclopedia
Qol (Af Ingiriis : room; Af Carabi : ar) sidoo kale loo yaqaano Maqsin waa qeybaha yaryar ee loo sii kala qeybiyo dhismeha.[1] Aqaladu waxay ka kooban yihiin qolal badan, kuwaasi waxaa ka mid ah: Qolka jiifka, Qolka fadhiga, Qolka cuntada (Qolka qadada), Musqul (Suuli iyo Kaniif), Qolka qubeyska, Madbakh (Jiko), Qolka martida, Qolka waxbarashada (Maktabad), Qolka dhaqista (Qolka qasaalada), Qolka keydka iyo kuwo kale.[2]
- Maqaalka "Maqsin" halkan ayaa laga soo toosiyay.