Qolka jiifka
From Wikipedia, the free encyclopedia
Qolka jiifka (Af Ingiriis : bedroom; Af Carabi : arā) sidoo kale loo yaqaano Qolka hurdada waa qol ka mid ah qolalka dhismeha.[1] Sida ka muuqata magacaba, qolkani waxaa loogu talogalay jiifka (hurdada) oo kali ah waxaana inta ugu badan taala sariir, furaash, barkimo iyo wixii la halmaala ee loo isticmaalo hurdada.