Madbakh
From Wikipedia, the free encyclopedia
Madbakh (Af Ingiriis : kitchen; Af Carabi : arā) sidoo kale loo yaqaano Jiko, waa qol ka mid ah qolalka dhismeha kaasi oo loo isticmaalo in lagu diyaariyo cuntada isla markaana lagu keeydiyo.[1] Sida ka muuqata magacaba, qolkani waxaa loogu talogalay cunida raashinka noocyadiisa kala duwan, inkastoo loogu magacdaray qadada.