Waqooyiga Afrika
From Wikipedia, the free encyclopedia
Baligubadle Caasmida gobolka Hawd waxay hargeisa kaga began tahay koonfur masaafo dhan 63 km
Juquraafiga
Buuraha dhaadheer ee Atlas, kuwaasi oo ka soo bilaabma wadanka Marooko, soo dhex mara waqooyiga Aljeeriya iyo Tuuniis, ayaa waxay qeyb weyn ka tahay silsilad buuro ah oo dhex qaada meelo badan oo deegaanka Waqooyiga Afrika ah.
Dadka iyo Bulshada
Si ka duwan dhamaan qaarada Afrika goboladeeda kale, deegaanka Waqooyiga Afrika waxaa ku dhaqan bulsho balaadhan oo asal ahaan ka soo jeeda dadka Carabta.
Deegaanada iyo Dalalka
Wadanada iyo Deegaanada | Baaxada (km²) |
Bulshada | Cufka (per km²) |
Lacagta | GDP (wadar) | GDP cala qof | Lacagta | Dowlada | Luuqadaha |
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
![]() |
2,381,741 | [1] 40,400,000 (2016) | 15.9 | Algiers | $178.7 billion (2020 est.) | $7,400 (2010 est.) | Algerian dinar | Dowlad Jamhuuriya | Af Carabi iyo Berber |
![]() |
1,001,451 | [2] 94,642,000 (2016) | 84 | Qaahiro | $350.9 billion (2020) | $6,200 (2010) | Boundka Masar | Dowlad Jamhuuriya | Af Carabi |
![]() |
1,759,540 | 5,658,000 (2006) | 3.55 | Tripoli | $47.03 billion (2020)[3] | $13,800 (2010) | Libyan dinar | Dowlad ku meel gaar | Af Carabi |
![]() |
446,550 ama 710,850 |
[4] 33,848,242 (2014) | 73.1 | Rabat | $153.8 billion (2010)[5] | $4,900 (2010) | Moroccan dirham | Boqortooyo Sharci leh | Af Carabi iyo Berber |
![]() |
1,886,068 | 30,894,000 (2008) | 16.4 | Khartoum | $85.272 billion (2013) [6] | $2,984 (2013) | Sudanese pound | Dowlad Federal ah | Af Carabi iyo Af Ingiriis |
![]() |
163,610 | 10,982,754 (2014)[7] |
63 | Tunis | $48.1 billion (2020)[8] | $11,400 (2014) | Tunisian dinar | Maamul Baarlamaan | Af Carabi |
Western Sahara (inta ugu badan hoosyimaada maamulka Marooko) |
266,000 | 548,000 | 1.2 | El-Aaiún (hoos tegta Marooko) | $900 million (2007)[9] | $2,500 (2007) | Moroccan dirham | Maamul Baarlamaan | Af Carabi iyo Berber; Af Carabi iyo Af Isbanish |
Total, North Africa | 8,935,659 | 192,080,996 | 22.3 | $1.189 trillion | $7,026 | ||||
Isha xogta:
|
Sidoo Kale Fiiri
Tixraac
Wikiwand - on
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.