Dowladda federaalka kumeelgaarka ama DFKMG waxa ee eheed dowlad kumeelgaar ah oo caalamka u aqoonsaday jamhuuriyada soomaaliya ilaa 20 Agoosto 2012, markii ee Dawladda xiligeeda dhamaatay waxaa bedelay Dawladda federaalka Soomaaliya. Dawladda federaalka kumeelgaarka soomaaliya waxee eheed dowlad dagaal kula jirtay al shabaab si ee kuunfurta dalka ula wareegto, waxeena taageero ka heli jirtay Beesha caalamka, Midowga afrika mareykanka iyo Midowga Yurub. Kadib shirkii Kampala, Bishii juun 2011, waxaa DFG loogu daray waqti hal sano ah oo ku ekaa agoosto 2012.

Thumb
Siyaasiinta iyo Dawladda Soomaaliya



  • Haramcad
  • Dirka Somalia
  • Dhiska Somalia
  • Alanka Somalia
  • Bluug iyo Adaan




Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.