From Wikipedia, the free encyclopedia
Maamul Goboleedka Saylac & Lughaya ee Soomaaliya (Af Ingiriis : Zeila & Lughaya State) (sidoo kale loo yaqaano Saylac & Lughaya State, sida dowliga ah loo yaqaano Maamul Goboleedka Saylac & Lughaya ee Soomaaliya) waa maamulgoboleed dhaca waqooyigalbeed wadanka Soomaaliya, kaasi oo dhinac ahaan ka tirsan dhulka maanta loo yaqaano Somaliland.[1] Xarunta degmadani waa caasimada qadiimiga ah ee Saylac.
Maamul Goboleedka Saylac & Lughaya ee Soomaaliya
|
||
---|---|---|
Heesta qaranka: Qolobaa Calankeed | ||
Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaran | Saylac 10°48′N 43°10′E | |
Luqadaha rasmiga ah | ||
Xukunka | ||
- | Madaxweyne | Mahad Abib Maxamuud |
La soo xulay | ||
- | Lagu dhawaaqay | 2011 |
Baaxad | ||
- | Guud ahaan | 18,566 km2 7,168 sq mi |
Tirada dadka | ||
- | 2015 qiyaasta | 270,858 |
Waqtiga | EAT (UTC+3) | |
Thiinada telka | +252 (Soomaaliya) |
degmada saylac iyo Lughaya | ||
---|---|---|
Astaanta Calanka Calanyahow wacani |
||
Caasimada | Borama | |
Luuqada(ha) Looga hadlo | Af-Soomaali | |
- | gundhigo | 2011 |
Area | ||
- | Total | 8,566 km² 3,307 sq mi |
Cadadka Dadka | ||
- | qiyaas | 45,675 |
Lacagta | somali shilling | |
Wakhtiga | EAT |
Deegaanada hoosyimaada Degmada Saylac waxaa lagu cabiraa dhul baaxadiisu le'eg tahay ilaa 18,566 km kaasi ooy ku dhaqan yihiin dad gaadhaya ilaa 105,000. Sida caadiga degmadani waxaa xarun u ah magaalada qadiimiga ah ee Saylac. Magaalooyin kale oo hoosyimaada maamulkani waxaa la mid ah Lughaya, Caasha Cado, Xariirad, Jidhi iyo Lawyacado kuwaasi oo dhamaantood ah magaalooyin iyo tuulooyin.
Maamulida iyo talada deegaanadan waxaa in badan isku heystay maamulka Somaliland, maamulgoboleedka federaalka ah ee Awdalland iyo qeybo kale oo dhamaantood sheegtay ineey si gaar ah u maamulaan deegaankaasi.[2][3]
Gobolka Saylac iyo Lughaya waa maamul goboleed ka mid ah maamul goboleedyada Soomaaliya, waxa uuna ku yaalaa waqooyiga Soomaaliya. Magaalo madaxda gobolkaan waa Saylac.
Magaca magaalada | Bulshada |
---|---|
Saylac | 8,600 Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali |
Lawyacado | 1,600Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali |
Lughaya | 1,501Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali |
Ceel Gaal | 124Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali |
Cabdulqaadir (degmo) | 567Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali |
Xariirad | 678Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali |
Caasha Cado | 421Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali |
Jidhi | 249Management:favri limited liability company
Location:muqdisho somali |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.