Caasha Cado

From Wikipedia, the free encyclopedia

Caasha Cado

Caasha Cado (Af Ingiriis : Asha Addo) waa magaalo ku taala waqooyigalbeed gobolka Awdal, wadanka Soomaaliya. Magaaladani waxay ku taala deegaano ka tirsan banka Geriyaad ee dhexmara waqooyiga gobolkaasi. Intaas waxaa dheer, magaaladani waxay dhacdaa wadada iskuxidha magaalada Boorama iyo wadanka Djibouti. Magaalada Caasha Cado waxay 75 kilomitir u jirtaa magaalada Cabdulqaadir (degmo). Juquraafi ahaan magaaladan waxay ka tirsan tahay Degmada Saylac, waxay marar badan si toos ah u hoostegtaa Maamulka Saylac & Lughaya.

Thumb
Caashacado
Quick Facts Wadan, Gobol ...
Caasha Cado
Asha Addo
Magaalo
Thumb
Caasha Cado
Asha Addo
Meesha kaga taalo Soomaaliya
Wadan Soomaaliya
GobolAwdal
DegmoDegmada Saylac
Joogga
18 m (59 ft)
Tirada dadka
  Dhammaan421
Close

Bulshada

Sida lagu xusan tirokoob madaxbanaan oo Qaramada Midoobay hay'ado ka mid ah sameeyeen sanandkii 2012, waxaa la sheegay in bulshada magaalada Caasha Cado dhan tahay iaa 950 qof kuwaasi oo iskugu jira xoolo-dhaqato iyo ganacsato. Bulshada ku dhaqan magaaladan waxay u badan yihiin dad Soomaali ah, kuwaasi oo ka soo jeeda beelaha Gadabuursi iyo tiro kooban oo Beesha Ciise ah.


Caasho Cado waa magaalo katirsan gobolka salal gaar waxay udhawdahay magaalada Saylac, magaaadani waa meel ganacsi waana magaalo caan ah waxaana marta baabuurta Jabuuti tagaysa iyo kuwa ka imanaya.

Magaalooyinka Maamulka Saylac iyo Lughaya

More information Magaca magaalada, Bulshada ...
Close

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Tixraac iyo Linkiyo

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.