From Wikipedia, the free encyclopedia
Waroodka Lughaya (Af Ingiriis : Lughaya District; Af Carabi : ar) waa fadhiga Degmada Lughaya ee dhaca Bariga wadanka Somaliland.[1] Xarunta degmadani waa caasimada xeebta ah ee Lughaya.
Waroodka Lughaya لوغایا ضلع Lughaya District | |
---|---|
Wadanka | Somaliland |
Gobol | Awdal |
Caasimad | Lughaya |
Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Maamulka Saylac & Lughaya, sida dowliga ah loo yaqaano Maamulka Saylac & Lughaya ee Soomaaliya, (Af Ingiriis : State of Zeila & Lughaya of Somalia) ayaa maamula oo ka arimiya deegaanadan oo ku yaala waqooyigalbeed Soomaaliya.
Deegaanada hoosyimaada Degmada Lughaya waxaa lagu cabiraa dhul baaxadiisu le'eg tahay ilaa 10,421 km kaasi ooy ku dhaqan yihiin dad gaadhaya ilaa 182,706. Sido kale waxaa Dagan ree Maxamad case oo ah Bahabar Muuse oo kala'ah Ali Madoobe, Madax Madoow, Akaraa, Adam Muuse. Sida caadiga degmadani waxaa xarun u ah magaalada xeebta ah ee Lughaya. Magaalooyin kale ee ku hareersan ama xidhiidhka leeyihiin waxaa ka mid ah Saylac, Caasha Cado, Xariirad, Jidhi iyo Lawyacado kuwaasi oo dhamaantood ah magaalooyin iyo tuulooyin.
Magaca magaalada | Bulshada |
---|---|
Saylac | 8,600 |
Lawyacado | 1,600 |
Lughaya | 1,501 |
Ceel Gaal | 124 |
Cabdulqaadir (degmo) | 567 |
Xariirad | 678 |
Caasha Cado | 421 |
Jidhi | 249 |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.