Bankiga Dhexe ee Soomaaliya

From Wikipedia, the free encyclopedia

Bankiga Dhexe ee Soomaaliya (Af Ingiriis : Central Bank of Somalia; Af Carabi : ar) waa bankiga dhexe ee dowlada wadanka Soomaaliya. Shaqooyinka bankiga waxaa ugu horeeysa maamulka iyo iskudheelitirka dhaqaallaha wadanka, xisaabinta miisaaniyada dowlada, ilaalinta qiimaha lacagta wadanka iyo nidaaminta koboca dhaqaalaha wadanka. Intaas waxaa u dheer, maamulka iyo dejinta siyaasada dhaqaalaha iyo maalgeshiga dowlada.[1]

Quick Facts Xarunta, Isuduwe ...
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya
Central Bank of Somalia
البنك المركزي في الصومال
Bankiga Soomaaliya
Bankiga Soomaaliya
Xarunta Mogadishu, Somalia
Isuduwe
Aas-aaska Agoosto 23, 1960 (1960-08-23)
Gudoomiye Prof Cabdisalaan Haji Hadiye
Bankiga Dhexe ee Soomaaliya
Dalka Shilin Soomaali
ISO 4217 Astaan SOS
Website www.centralbank.gov.so
Close

Wasaaradda Maaliyada

Quick Facts Warbixin Wasaarada, La-sameeyay ...
Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya
Wasaaradda Maaliyada
Ministry of Finance
Thumb
Warbixin Wasaarada
La-sameeyay31 Agoosto 1960; 64 sanadood ka hor (1960-08-31)
Hoos-tegtaDowlada Federaalka
Xarunta
sare
Muqdisho
  1. REDIRECT Template:Country data Soomaalia
Waaxda Fulinta
  • Maxamuud Ibraahim Aadan, Wasiirka Maaliyada
MaamulkaGolaha Wasiirada Soomaaliya
BartaBarta Internetka
Close

Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya waa wasaarada gacanta ku haysa isla markaana maamusha dhaqaalaha dowlada, canshuuraha, iyo kharashka wadanka Soomaaliya. Intaas waxaa dheer, wasaaradani waxay masuul ka tahay habaynta, dejinta iyo diyaarinta siyaasada dhaqaalaha iyo maamulka miisaaniyada dowlada fedraalka ah. Sanad kasta bisha Oktoober, Wasaarada Dhaqaalahu waxay hortimaadaa Gollaha Baarlamaanka si ay u sharaxdo miisaaniyada sanadle ee dowlada federaalka. Guud ahaan, Wasaaradda Maaliyada Soomaaliya waxay hoostegtaa Wasiirka Maaliyada; wakhti xaadirkan waxaa wasiir ah Maxamuud Aadan Ibraahim.[2] Bankiga Dhexe ee Soomaaliya waa bankiga dhexe ee dowlada wadanka Soomaaliya. Shaqooyinka bankiga waxaa ugu horeeysa maamulka iyo iskudheelitirka dhaqaallaha wadanka, xisaabinta miisaaniyada dowlada, ilaalinta qiimaha lacagta wadanka iyo nidaaminta koboca dhaqaalaha wadanka. Intaas waxaa u dheer, maamulka iyo dejinta siyaasada dhaqaalaha iyo maalgeshiga dowlada.[3]

Qaabdhismeeka Wasaarada

  • Wasiirka Maaliyada
    • Wasiir ku xigeen
      • Xoghayaha Guud
      • Ku xigeenka Xoghayaha Guud
        • Waaxda Dhaqaalaha
        • Waaxda Xisaabta
        • Xafiiska Miisaaniyada
      • Bankiga Dhexe
        • Waaxda Nidaaminta
        • Waaxda Maamulka iyo Habaynta

Sidoo kale fiiri

Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.