Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

From Wikipedia, the free encyclopedia

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Remove ads

Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya loo yaqaano Golaha Shacabka Soomaaliya (Af Ingiriis : Federal Parliament of Somalia; Af Carabi : ar) waa Baarlamaanka Qaranka Soomaaliya. Waxaa la unkay Agoosto 2012, xaruntiisana waxay ku taalaa Muqdisho waxa uuna ka koobanyahay laba aqal, oo ukala baxa Aqalka sare iyo Aqalka hoose.

Quick Facts Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya البرلمان الاتحادي في الصومال, Qaabka ...
Remove ads


Remove ads

Af-hayeenka

20 Agoosto 2012, waxa afhayeen si kumeel gaar ah uqabtay Muuse Xasan Sheekh Sayyid Cabdulleh nin ka tirsan Ciidanka Soomaaliya, Cod bixin dhacday 28 agoosto 2012, Waxaa ku guuleeystay Maxamed Cusman Jawaari kadibna waxaa ku xigeeno loo doortay Jaylaani Nuur Iikar iyo Mahad Cabdalla Cawad

Qaab dhismeedka

Baarlamaanka Federaalka, waa mid ah Golaha sharci dajinta oo ukala baxa Aqalka sare iyo Aqalka hoose waana kuwaan Liiska Xubnaha Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ee lasoo ban dhigay 17 agoosto 2012.

Aqalka sare

Waxa 54 Matalaya Doowlad goboleeyada wali ilaa iyo ahdda lama dhisin.

Aqalka hoose

Waa 275 xildhibaan oo matalaya shacabka

Cod bixinta

Habka Codaynta waxa uu qabaa Qodobka: 47 ee Dastuurka Federaalka Kumeel gaarka waxa qeexi doona sharci gaar ah oo ay dajiyeen Golaha baarlamaan Federalka.

Shaqadiisa

  • Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Waxuu udiyaariyaa Xukuumadda sharciyadii ay ku howl gali lahayd.
  • Waxa uu doortaa Gudoomiyeyaasha iyo ku xigoonadooda, waxa uuna leeyahay awooda sharci dajineed ee dalka.

Gudiyada Baarlmaanka

  • Arrimaha dibadda
  • Arrimaha gudaha
  • Arrimaha difaaca
  • Arrimaha federaalka








Xigasho

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads