Gobol ku taala Somalia & SSC-Khatumo From Wikipedia, the free encyclopedia
{{Infobox settlement |name =Sool |native_name = |other_name = |nickname = |motto = |settlement_type =Gobol |image_skyline = The National Archives UK - CO 1069-8-36.jpg |imagesize = |image_caption = Qalcadda Darawiishta ee magaalada Taleex. |image_flag = |image_seal = |image_shield = |image_map =Sool in ssc-khatumo.svg |mapsize =250px |map_caption = |coordinates_display = |coordinates_region = |subdivision_type =Dalka |subdivision_name = |subdivision_name1 = |seat_type =Xarun |seat =Laascaanood |government_type = |leader_title = madax wayna |leader_name = abdiqadir aw alu |established_title = |established_date magnitude = |area_total_km2 = |population_as_of = |population_note = |population_total = |population_density_km2 = |timezone =EAT |utc_offset = +3 |latd=|latm|lats=| |longd=|longm=|longs=| |elevation_m = |elevation_ft = |postal_code_type = |postal_code = |area_code = |website = |footnotes = }} Sool waa gobol ku Waxay xuduud la leedahay Togdheer dhanka galbeed, Sanaag dhanka waqooyi xuduud la leh gobbolka cayin waxay ka xigtaa dhanka koonfureed. Caasimadeeda gobolka waa Laascaanood .
Gobolkaan waxay xarun u ahayd boqortooyada Diiriye Guure ee saldhiga ahayd dooxada Nugaal, iyo caasimada Taleex, iyo hoogaamiyaha lahayd garad Deria Gure, emir Sayid Maxamed Cabdulle Xasan iyo hoogaamiyaha xarunta.
Gobolka Sool wuxuu ka kooban yahay 4 degmo[1]
Intii ay jirtay dowladdii Siyaad Barre , Sool ma ahayn gobol gaar ah laakiin waxay ka mid ahayd gobolkii weynaa ee Nugaal , caasimadeeduna waxay eheed Garoowe . Waxay ka go'day Nugaal 1980-yadii, iyadoo caasimaddeeda cusub noqotay Laascaanood .[2] Laga bilaabo 2003 ilaa Oktoobar 2007, Sool waxaa maamuli jiray Puntland , oo ah dhul leh qaab beeleed la mid ah. [3] sanadkii 2007, xoogag ka socda Maamulka Somaliland ayaa la wareegay gacan ku haynta gobolka.
2023 waxaa dib ula wareegay SSC khatumo waxaana loo sameeyey maamul ka madax banaan puntland iyo somaliland.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.