![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/3/33/Hido.jpg/640px-Hido.jpg&w=640&q=50)
Hal Abuur
From Wikipedia, the free encyclopedia
Halabuur (Af Ingiriis : composer; Af Carabi : arā) waa qof haybad u leh diyaarinta ereyada ay ka samaysan tahay heesi. Sida caadiga ah qofka halabuurka lehi wuxuu awood iyo aqoon uleeyahay inuu sameeyo tix, dhowr bayd gabay ama geeraar ah, kuwaasi oo marka laxan la saaro laga dhigo hees.
Qofka halabuurka ahi wuxuu samayn karaa gabay, geeraar, buraanbur, majaajilo iyo wixii la mid ah. Sidoo kale, halabuurku waa nooc ka mid ah abwaanimada.