TixFrom Wikipedia, the free encyclopedia Tix (Af Ingiriis : lyrics) waa ereyada ay ka samaysan tahay heesi kuwaasi oo la isku raaciyo kooxo. Sida caadiga ah tix waxaa la odhan karaa waa bayd ka tirsan gabay ama geeraar, kuwaasi oo marka laxan la saaro laga dhigo hees.
Tix (Af Ingiriis : lyrics) waa ereyada ay ka samaysan tahay heesi kuwaasi oo la isku raaciyo kooxo. Sida caadiga ah tix waxaa la odhan karaa waa bayd ka tirsan gabay ama geeraar, kuwaasi oo marka laxan la saaro laga dhigo hees.