Gabay
From Wikipedia, the free encyclopedia
Gabay (Af Ingiriis : Poetry, Af Carabi : arā) wadar (Gabayyo) waa hiddo ee Nooc maansada ka mid ah oo leh qaafiyad iyo luuq oo aan muusig loo tumin [1]. Gabayga ayaa ah waxa ugu sarreeya ee hadal lagu cabiro, ka yaqaana waxaa loogu yeeraa Gabyaa ama Gabayyahan ,
![]() | Fiiro gaar ah: Maqaalkan wuxuu u baahan yahay in la soo koobo, laga dhex saaro qoraalka macno darada ah; isla markaana loo habeeyo si cilmiyaysan. |
Buugga Sabuurradii waxaa ku kooban 150 gabay.