![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/3/33/Hido.jpg/640px-Hido.jpg&w=640&q=50)
Abwaan
From Wikipedia, the free encyclopedia
Abwaan (Af Ingiriis : Poet; Af Carabi : arā) waa qof leh halabuur isla markaana sameeya, tiriya ama aqoon u leh tixaha, tiraabta, gabayayada, geeraarka, maansada iyo wixi la halmaala. Abwaanka waxaa laga yaaba in qey kali ah ka yaqaano Suugaanta, ama aqoon aad u dheer u leeyahay.