![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/8/8e/Flag_of_the_Ottoman_Empire_%25281844%25E2%2580%25931922%2529.svg/langso-640px-Flag_of_the_Ottoman_Empire_%25281844%25E2%2580%25931922%2529.svg.png&w=640&q=50)
Dawlada Cosmaniya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Boqortooyadii Cusmaaniyiinta loogu dhawaaqo: / əmən/ ; 'Af Turki : Devlet-i ʿAlīye-i ʿOsmānīye; Luuqada Turkig maanta: Osmanlı İmparatorluğu ama Osmanlı Devleti), sidoo kale loo yaqaano Saldanadii Turkiga,[5] Cusmaaniyiinta Turkeyga,[6][7] waxay ahayd boqortooyo Islaamiya oo awood yeelatay qarnigii 13aad deegaano ka mid ah waqooyigalbeed wadanka maanta loo yaqaano Turkiga.[8] Boqortooyada waxaa asal ahaan bilaabay ismaamulkii beelaha ee ka jiray deegaanada Antanoliya wakhtigaasi, waxaana markiiba awooda qabsadey ninkii loogu magaca daray boqortooyada Cusmaankii I.[9][10]
Quick Facts
Ottoman Empire Af Carabi : ar Devlet-i ʿAlīye-i ʿOsmānīye | |||||
| |||||
| |||||
Motto دولت ابد مدت Devlet-i Ebed-müddet "The Eternal State" | |||||
Anthem Noocyo badan (1808–1922) | |||||
![]() Ottoman Empire | |||||
Caasimadda | |||||
Luqadaha
| |||||
Diinta | |||||
Government |
| ||||
Suldaan | |||||
- 1299–1326
Cusmaankii Koowaad (ugu horeeyay) | |||||
- 1918–1922
Mehmed VI (ugu dambeeyay) | |||||
Khaliif | |||||
- 1512–1520
Selim I (ugu horeyay)[4] | |||||
History | |||||
- Bilaabatay
Enter start year | |||||
- Burburkeeda
Enter end year | |||||
Close