![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/4/42/City_of_Bursa.jpg/640px-City_of_Bursa.jpg&w=640&q=50)
Bursa
From Wikipedia, the free encyclopedia
Bursa (Af Carabi : ar; Ku dhawaaqa Af-Turki: [Bursa] ) waa magaalo ku taala wuqooyiga wadanka Turkiga waana xarunta isla gobolka Bursa. Waa magaalada afraad ee ugu waaweyn magaalooyinka dalkaasi islamarkaana ugu hormarsan haday noqoto dhaqaale, warshaddo, waxbarasho. Bursa waa magaalada ugu warshadaha badan guud ahaan dalka Turkiga waxayna gaar ahaan caan ku tahay warshadaha gawaarida iyo isbeerka iyo dhammaan gaadiidka kala duwan sida Tareenada iwm.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/7/78/Pano_Bursa.jpg/640px-Pano_Bursa.jpg)
Quick Facts Dowlada, • Duqa magaalada ...
Bursa | |
---|---|
Magaalada Bursa | |
![]() Kor kasoo bilow dhanka bidix: Faras Magaalaha Bursa, Midig Kore: Xarunta Ganacsiga Zafer Plaza AVM; Bidix Dhexe: Buundada Irgandı, Dhexda: Taalada Atatürk, Midig Dhexe: Bursa Clock Tower; Bidix Hoose: Jardiinaha Bursa Botanical, Midig Hoose: Mgaalada oo Kor laga Sawiray | |
Dowlada | |
• Duqa magaalada | Recep Altepe (AKP) |
Joogga | 100 m (300 ft) |
Tirada dadka (2014) | |
• Dhammaan | 1,957,247 |
• Xagaa (DST) | UTC+3 (EEST) |
Website | www.bursa.bel.tr |
Close