![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/a/ad/Glass_of_milk_on_tablecloth.jpg/640px-Glass_of_milk_on_tablecloth.jpg&w=640&q=50)
Caano dheey
From Wikipedia, the free encyclopedia
Caanaha dheeyda (Af Ingiriis : Organic milk; Af Carabi : arā) waa caano laga so lisay xoolo daaqey dhir nafaqo badan leh. Sidoo kale caanaha dheyda ahi waa kuwo nadiif ah oo leh nafaqo badan.[1] Caanaha dhirtu waxay ahaayeen kuwo laga istimcaalo deegaano badan oo ka mid ah dacalada aduunka tan ilaa wakhti aad u horeeyey. Midhaha dhirta ay ka mid tahay qumbaha ayaa laga sameeyaa caano.
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/a/ad/Glass_of_milk_on_tablecloth.jpg/640px-Glass_of_milk_on_tablecloth.jpg)