From Wikipedia, the free encyclopedia
Qumbe (Af Ingiriis : coconut; Af Carabi : ar) (magaca Saynis Cocos nucifera) waa geed ka tirsan qoyska dhirta baalmka. Sidoo kale qumbuhu waa dhirta kaliya ee loo yaqaano bahda Kokaha.[1][2]
Qumbe | |
---|---|
Geedka qumbaha | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Plantae |
(darajo la'aan): | Angiosperms |
(darajo la'aan): | Monocots |
(darajo la'aan): | Commelinids |
Dirka: | Arecales |
Bahka: | Arecaceae |
Bahka hoose: | Arecoideae |
Qabiilka: | Kokoeae |
Duulka: | Kokos |
Noocyada: | C. nucifera |
Magaca laba-geesoodka ah | |
Cocos nucifera Carl Linnaeus |
Geedka qumbuhu waa dhir si dabiiici ah iyo dhaqasho leh uga baxda meelo badan oo caalamka ah. Qumbuhu wuxuu caan ku yahay isticmaalka cunto ahaan iyo ka sameynta noocyo badan oo waxyaabaha la isku qurxiyo ah.[3] Dad badan oo ku dhaqan deegaanada kuleylaha aduunku waxay si toos ah u quutaan midhaha geedka qumbaha, halka tiro kale oo badan u beertaan isticmaalada kale ee ka midka tahay saliida, caanaha iyo sharaabka midhaha qumbaha.[4]
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.