![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/0/0e/Milk_glass.jpg/640px-Milk_glass.jpg&w=640&q=50)
Caano
From Wikipedia, the free encyclopedia
Caano (Af Ingiriis : Milk; Af Carabi : ar) waa dareere[1] leh midab cadaan ah kaasi oo ka yimaada naasaha xayawaanka naasleyda iyo qaar ka mid ah dhirta. Caanuhu waxay ka mid yihiin cuntada dabiiciga ah ee dadka iyo in badan oo xaywaanka ka mid ah quutaan. Sidoo kale caanuhu waxay leeyihiin nafaqo iyo macdano aad u badan oo jidhka dadku u baahan yahay.[2]
Quick Facts Ka tirsan, Heerkulka ...
![]() Koob caano dheey ah | |
Ka tirsan | Cunto fudud, Cabitaan |
---|---|
Heerkulka | Kuleyl, Qaboow iyo dhexdhexaad |
Ka kooban | Nafaqo, dux, Kaalshiyaam |
Sidoo kale fiiri: Cunto Soomaali • Cunto • Raashin (Qureec, Qado, Casho) |
Close