Samsung

sharkad laga leeh kuuriyada koonfured soona saarta electroniga From Wikipedia, the free encyclopedia

Samsungmap
Remove ads

Samsung Group ama Samsung waxaa shirkad soosaarta waxyaabaha elektarooniga ku sheqeeya xarunteedu waxa ay kutaalaa wadanka Koonfur Korea gaar ahaan magaalda caasimada ee Seoul. Shirkada waxaa u shaqeeya shaqaale kabadan ilaa 200,000 oo qof waa mid kamida shirkadaha ugu horreeya dhanka qalabka danabka korontada ku shaqeeya ( Electric). Shirkaddani waxa ay ka hawlgashaa dhammaan waddamada dunida iyada oo xifaaltan ba'ani kala dhexeeyo shirkadda reer Maraykan ee Apple Inc.

Thumb
Xarunta shirkada Samsung ee Seoul

.

Thumb
Astaanta loogada Samsung

.



  • Citizen Holdings


 South Korea

Remove ads
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Remove ads