Abbal
From Wikipedia, the free encyclopedia
From Wikipedia, the free encyclopedia
| subsid = Braeburn Capital
FileMaker Inc.
Anobit
| homepage = Apple.com
| num_employees = 395,000 (2021) (2023)[6]
}}
Nooca | Publike |
---|---|
ka ganacsaday sida |
|
ISIN | US0378331005 |
Shirkada |
|
La aasaasay | Abriil 1, 1976 (Incorporated January 3, 1977) |
Aasaasaha |
|
Xarunta | Apple Campus, 1 Infinite Loop, Cupertino, California , U.S. |
Tirada xarumaha | 394 retail stores (as of Nofeembar 2012[update]) |
Meelaha loo adeegsaday | Worldwide |
Dadka muhiimka ah | Arthur D. Levinson (Chairman)[1] Tim Cook (CEO) |
Alaabta | Products list
|
Adeegyada | Services list
|
Dakhliga | 383,285,000,000 Dollarka Maraykanka[3] (2023) |
Dakhliga shaqeeya | 114,301,000,000 Dollarka Maraykanka[3] (2023) |
Dakhliga saafiga | 96,995,000,000 Dollarka Maraykanka[3] (2023) |
Dhamaan hantida | 351,002,000,000 Dollarka Maraykanka[4] (25 Sebteembar 2021) |
Tirada inta ka shaqeeso | 154,000[5] (2021) |
Website | [[[:Template:Wdib]] ] |
Abbal, Inc., Shirkad caalami ah waa Shirkadda tignoolajiyada Mareykanka ee fadhigeedu yahay Cupertino, California. oo soo samaysa kumbiyuutarada Macs Kambuyuutaris iyo talefoonada gacanta iPhone da iyo qalabada MP3 Player ah oo muskigga laga dhageysto oo loo yaqaan iPad. Qaabka ganacsi ee Abbal, Inc. waxa uu ku salaysan yahay hal-abuurnimo iyo qalabyada udub dhexaad u ah macaamiisha. Waxay awoodaan inay ilaashadaan saldhigooda sababtoo ah naqshadaha sahlan ee loo isticmaali karo iyo u guuritaanka xogta ee khadadka alaabta cusub. Dollarka ugu sarreeya ee iPhone's, iStudios, iWatches. Laptops-ka & desktops-ka MacBooks, iyo adeegyada sida Apple TV iyo Apple Music.
Labada shirkadoodba ee Abbal Inc., Maykorosofti Shirk. waxay ku faanaan suuq-geyn ka badan: €2 Tiriliyoon, Euro, lacagta rasmiga ah ee Yurub ama Ameerika` ama Ustareliya Markay tahay $3 Tiriliyoon, Apple Inc way ka weyn tahay waxyaalahan oo dhan. Abbal waa shirkadda ugu qiimaha badan adduunka - waxayna gacanta ku haysaa lacag caddaan ah si ay u caddeyso.!!’?!?!?’!!.
Waxaa Sameeyey Saddex nin oo Maraykanka ah, Kaas oo mid ka hadhay, halka labadii kale isku raaceen inay sameeyaan shirkadaas, halka ka hadheyna aaminsanaa in aanay waxba soo baxayn. Shirkadda waxaa aasaasay Steve Jobs iyo Steve Wozniak Sanadihii 1975. Abbal Inc..!!’?!?!?!!?.
Waa mid ka mid ah shirkadaha tignoolajiyada macluumaadka ee Shanta Mareykanka ee Qaarada Ameerika, oo ay weheliso Amazon.com, `Inc., Google LLC. ee Alphabet Inc., iyo Facebook Inc. (Meta Platforms) [7]. HECHO#33. La religión de Steve Jobs era el budismo.!!’!!’:::??’?!’!!’.
Abbal Inc. waxaa aasaasay Steve Jobs iyo Steve Wozniak bishii Abriil 1975; 19` sanno Amazon.com,Inc. intaan la aasaasin. Ogosto; 1997 - "Waa maalintee? Maalintii Abbal Inc. iyo Microsoft Corps. ay nabad sameeyeen.!!’?!." Apple Computers Inc. markii hore ayeey aheeyd Apple Macintosh. Waana shirkadaha caalimi Apple Computer Inc...!!`?…[8]. By Billal & Emraan Kaahn.!!`... Byye!!`,Byyye.!!?.??!!`.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.