From Wikipedia, the free encyclopedia
Software (Af Ingiriis : software ama computer software; Af Carabi : ar) waa barnaamijyo dhowr ah oo si wada jir ah u maamula sidoo kale haga aalada Kumbuyuutarka si uu u qabto shaqo cayiman (kooban) ama mid badan oo isku dhafan asaga oo iskiis isku maamulaya ama qof (dad) u soo werinaya. Softwareka oo luuqada Af Soomaaliga lagu yidhaahdo Barnaamij wuxuu ka kooban yahay qorsheyaal (programs), bots, madbacado wax lagu keeydiyo iyo dhamaan qorshayaasha la xidhiidha ee howsha fududeeya.
Guud ahaan, softwareku waa barnaamijyo awood uh an siiya kumbuyuutarka inuu qabto how loo cayimey. Software waa erey ingiriis ah, hase ahaatee dalal badan oo aduunka ka mid ah ay isticmaalan. Software:ku wuxuu ka koobmaa labo qeybood ah Application Software iyo Embedded Software.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.