From Wikipedia, the free encyclopedia
Maroodi (Af Ingiriis : elephant; Af Carabi : ar) waa xayawaan ka mid ah duurjoogta ugu xajmiga iyo qarada weeyn noolaha dhamaantiis. Waxaa lagu sheegaa in uu yahay noolaha labaad ee ugu weeyn dunidan - wuxuu ku xigaa Nibiriga - iyo kan ugu weeyn oogada dhulka.
Maroodi | |
---|---|
Waa Maroodi afrikan dheddig ah ee Tanzania. | |
Xaalad xanaaneed | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Xayawaan |
Faylam: | Dhabarley |
Subfaylamka: | Vertebrata |
Gacalka: | Naasleey |
Suberdirka: | Bahalafrika |
Jinsiga | |
|
Maroodigu wuxuu ku noolyahay meelo badan oo dunidan ah oo u badan Africa iyo qaarada Aasiya. Sidoo kale wuxuu maroodigu u kala baxaa laba nooc oo kala ah Maroodiga cad oo laga helo qaarada Aasiya iyo Maroodiga madoow oo ku dhaqan qaarada Afrika. Hadaba nooca ku nool qaarada Afrika waa mid ka xajmi iyo qaro weeyn kana foolal dhaadheer maroodiga cad ee Aasiya.
Maroodiga gabi ahaantiisba waxa uu quutaa dhirta.
PROOT : - D
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.