From Wikipedia, the free encyclopedia
Libaax, Aar (Af Carabi : ar; Af-Laatiin: leo; Af-Taliyaani : leone; Af Ingiriis : lion;Af Ingiriis : lion; Af_Oromo: Leenca ; Af Amxaari : አንበሳ) waa xayawaan aad u weyn oo duurjoog ah oo hilibka cuna.
Libaax Ar | |
---|---|
Lab | |
Dheddig (libaax) | |
Xaalad xanaaneed | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Xayawaan |
Faylam: | Lafdhabarleey |
Gacalka: | Naasley |
Dirka: | Hilibcun |
Bahka: | Bahda Bisada |
Duulka: | Panthera |
Noocyada: | P. leo |
Magaca laba-geesoodka ah | |
Panthera leo (Linnaeus, | |
Eray la mid ah | |
Gool, Aar |
Libaaxa waxaa lagu maqacaabaa Boqorka Xayawaanka, sababtoo ah waa ugaadhsadaha dhamaan noolaha ku dhex nool keymaha.
Libaaxa kan lab waxaa loo yaqaan aar, tan dhedigna waxaa loo yaqaan gool, libaaxu waa xayawaan aad u khatar ah waxaana uu noolyahay qaarada Afrika iyo Hindiya, libaaxa waxa uu cunaa hilibka xoolaha, dadka iyo dhamaan xayawaanka.
Waddanmaha Kale...
Libaaxu waa boqorka duurjoogta
Libaaxa ugu Wayn wuxukunoolyahay koonfurta AFRIKA
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.