From Wikipedia, the free encyclopedia
Sida sharciga ah wadanka Soomaaliya wuxuu u qeybsamaa 18 gobol[1] Shan ka mid waxay ku taala Somaliland inta kale waxay uu kala baxa dhowr maamulgoboleed sida gobolada waqooyi-bari iyo badhtamaha ay gacanta ku hayso Puntland.[2] Intaasi waxaa dheer, tiro kale oo maamulgoboleedyo ah ayaa ka jira koonfurta iyo waqooyiga wadanka. Waxaa ka mid ah: Galmudug, Jubaland iyo tiro kale oo cusub.[3]
Si kastaba ha ahaatee, dhamaan maamulgoboleedyada waxaa laga rabaa ineey qeyb ka noqdaan Dawladda federaalka Soomaaliya, taasi oo wakhti xaadirkan u xilsaartey Baarlamaanka Federaalka inuu sameeyo isla markaana soo xaqiijiyo xuduudaha saxda ah ee maamulgoboleedyada ka jira wadanka Soomaaliya.[4][5]
Calanka | Astaanta | Dawlad Goboleed |
Fure boosto ISO | Xarunta Maamulka |
Magaalo Weyn |
Xubin Federaal |
Tirada Dadka |
Bedka: guud (km2) | Aqalka Hoose: | Aqalka Sare: |
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Puntland | SO-PL | Garoowe | Boosaaso | November 30, 2016 | 1,086,500 | 132,735 | 38 | 11 | ||
SSC-Khatumo state | SO-SK | Badhan | Las Anod | n/a | 900,500 | 55,178 | 43 | 9 | ||
Galmudug | SO-GM | Dhuusamareeb | Cadaado | November 30, 2016 | 1,008,500 | 82,592 | 40 | 8 | ||
Hirshabeelle | SO-HS | Jowhar | Beledweyne | November 30, 2016 | 1,401,000 | 54,173 | 41 | 8 | ||
Banaadir | SO-BN | Muqdisho | Xamar | Ka mid maaha dawladaha federaalka | 1,905,000 | 370 | 0 | 0 | ||
Koonfur Galbeed Soomaaliya | SO-KG | Baydhabo | Marka | November 30, 2016 | 2,870,000 | 87,403 | 52 | 8 | ||
Jubaland | SO-JL | Kismaayo | Beledxaawo | November 30, 2016 | 1,606,777 | 113,101 | 47 | 8 | ||
Wadarta | 13,070,777 | 637,799 | 275 | 54 |
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.