From Wikipedia, the free encyclopedia
Chelsea Football Club waa koox kubadda cagta ciyaarta oo ka dhisan magaalada London ee dalka Ingiriiska. Kooxda Chelsea waxaa la aas-aasay sannadku kolkuu ahaa 1905 10kii bishii maarso. Garoonka kubadda ee kooxdu leedahay waxaa lagu magacaabaa Stamford Brige. Isna waxaa la furay ama la howl galiyay sannadkii 1877 28kii bishii apriil waana garoonka ugu taariikhda dheer horyaalka Ingiriiska. Garoonku wuxuu deeqaa ama mar qura wada qaadi karaa in ka badan 41 798 oo taageere. Tababaraha kooxda ee xilligan waxaa lagu magacaabaa M.sarri
Magaca oo dhameestiran | Chelsea Football Club | |||
---|---|---|---|---|
Naaneys | The Blues | |||
La aasaasay | 10 Maarso 1905[1] | |||
Garoon | Stamford Bridge | |||
Awoodda | 40,341[2][3] | |||
Milkiilaha | Blues Partners Limited[4] | |||
Gudoomiyaha | Todd Boehly | |||
Manager | Frank Lampard (interim) | |||
Horyaalka | Premier League | |||
2023/24 | 6th | |||
Website | Club home page | |||
|
NK Jelsi waa koox kubadda cagta ciyaarta oo ka dhisan magaalada London ee dalka Ingiriiska. Kooxda Chelsea waxaa la aas-aasay sannadku kolkuu ahaa 1905 10kii bishii maarso. Garoonka kubadda ee kooxdu leedahay waxaa lagu magacaabaa Stamford Brige. Isna waxaa la furay ama la howl galiyay sannadkii 1877 28kii bishii apriil waana garoonka ugu taariikhda dheer horyaalka Ingiriiska. Garoonku wuxuu deeqaa ama mar qura wada qaadi karaa in ka badan 41 798 oo taageere. Tababaraha kooxda ee xilligan waxaa lagu magacaabaa M. Sarri.
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.