Midab: English Colour

Waa waxa waxyaabaha muuqda ukala yeela kala duwanaan aragti

Liiska midabyada asalka ah

Cadaan⚪

Madoow

Cagaar🟢

Ciraad🔵

Jaale ama qeenid🟡

Gaduud ama casaan🔴

Waxaa jira midabyo kale oo ka farcama midabyada aan kor ku xusay


midabka ugu badan ee ay Dadka dunida ku nool jecelyihiin ayaa loo aqoonsaday midabka ciraad iyadoo inta badan ay sii jecelyihiin

Faraca ciraad fudud (ciraad CALAN)

Kaaso uu ku asteesanyahay calanka [Soomaaliya] :🇸🇴


Sida:

Caddees

Basali

Ciraad maari

Orange

Bunni

Maarriin

Purple

Cagaar tiq

Madow tiq

Dameeri

Iyo kuwo kaloo badan

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.