Dadka Baantuuga (Af Ingiriis : Bantu people), sidoo kale loo yaqaano Jareer, Gosha, iyo Mushunguli, waa dad laga tiro badan yahay oo ku dhaqan koonfurta wadanka Soomaaliya, meelo u dhow Wabiga Jubba iyo Wabiga Shabeelle. Dadkani waxay asal haan ka soo jeedaan dadka Baantuuga kuwaasi oo asal ahaan ku dhaqan koonfurbari qaarada Afrika. Dadka Jareerta Soomaaliya waa kuwo lagu keenay wadanka nidaam gumaysi ah.[2]

Quick Facts Thiinada guud ee dadka, Meelaha ay ku badan yihiin ...
Dadka Baantuuga
Bantus
Thiinada guud ee dadka
900,000[1]
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Maraykanka
 Tansaaniya
 Kenya
Luqada

Mushunguli, noocyo kale Af-Bantu

Diinta

Diin dhaqanle, Islaam, Masiixi

Dadka ay dhalyo wadagaan

Kuwo kale Dadka Baantuuga

Close

Hordhac

Dadka Soomaalidu waa kuwa ugu badan ee ku dhaqan wadanka Soomaaliya; ayadoo lagu qiyaasay ilaa 85% oo bulshada ahi ineey tahay Soomaali sax ah, halka inta kale ka soo jeedaan meelo kale oo caalamka ah.[3]

Intaasi marka laga yimaado Soomaalidu waxay isku qeybisaa reero iyo qabiilo kuwaasi oo guud ahaan ah 4 beelood.[4]

Bulshada Soomaaliga

Bulshada Soomaaliya waa mashruuc xambaarsan macluumaad badan oo ku saabsan beelaha, reeraha, luuqadaha, tirada bulshada, heerka waxbarasho, caafimaadka, dhaqaalaha, diimaha iyo qodobo kale oo saamayn ku leh bulshada.

Dadka Soomaalida

Dadka Soomaalid waa bulsho ku dhaqan Geeska Afrika; gaar ahaan wadanka Soomaaliya, Jabuuti, deegaano ka tirsan wadanka Itoobiya, deegaano ka mid ah wadanka Kenya iyo meelo badan oo caalamka ah. Dadka Soomaalida ah waxay ka mid yihiin kooxaha Bulshada Soomaaliya; waana dadka ugu badan bulshada ku nool wadanka Soomaaliya. Intaas waxaa dheer, dadka Soomaalidu waxay ku hadlaan Af-Soomaali oo kamid ah luqadaha Kushitiga Faraceeda Afro Aasiya.

Soomaalida waxaa kala qaybiyey gumeysigii qarnigii 19aad, kaas oo ukala qaybsaday 5 qaybood oo kala ah: Talyaani Oo haystay Koofurta Soomaaliya; Ingriiska oo haystay Waqooyiga Soomaaliya (Somaliland); Faransiiska oo haystay Xeebta Soomaaliya (Jabuuti); Itoobiya iyo Ingiriiska oo haystay Soomaali Galbeed (Soomaali galbeed); iyo Kenyaoo haystay deegaanka NFD.

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Linkiyo kale

Tixraac

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.