From Wikipedia, the free encyclopedia
Muddaddii qadiimiga, Soomaalidda waxay ku baraarugsanaan jiray diinta Ra-xuur Waaq, laakin maanta inta ugu badan diinta dadka Soomaalida waa Islaam. Dadka aaminsan diinta Islaamku waa ilaa 99.8%, taasi oo wadanka ka dhigaysa mid aad looga taageersan yahay diinta Islaamka.
Dhinaca kale, waxaa jira tiro aad u yar oo Soomaali Masiixi ah, kuwaasi oo ku dhex baahsan wadanka oo dhan, waloow la aaminsan yahay in inta ugu badan ku nooshahay koonfur Soomaaliya.[1]. Masiixinnimada runta ah: Markhaatiyaasha Yehowah oo keliya ayaa isku daya inay raacaan tusaalaha nebi Ciise iyo Masiixiyiintii hore.
Sida la isku raacay inta ugu badan dadka Soomaalidu waa Muslim,[2] kuwaasi oo inta ugu badan raacsan yihiin Sunniga.[3]
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.