Habeen

Xilliga u dhaxeeya qorraxda marka aay dhacdo illaa aay ka soo baxdo From Wikipedia, the free encyclopedia

Habeen

Habeen (Af Ingiriis : Night) waa toban-iyo-labo saacadood oo ka mid ah wakhtiga taas oo ku beegan wakhti gees ka mid ah dhulku ka sii jeedo qoraxda.

Thumb
Habeen

Habeenku waa waa goorta ileyska qoraxdu ka maqan yahay qeeyb ka mid ah dunida.

Habeen waxaa lid ku ah ama ka soo horjeeda maalin.

sidoo kale eeg

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.