Dharaar

From Wikipedia, the free encyclopedia

Dharaar

Dharaar (Af Ingiriis : Daytime) marka la joogo oogada dhulka, dharaar waa wakhtiga uu ileyska cadceedu hayo oogada sare ee dunida. Dharaarta ayaa bilaabata lixda saac ama 12 ka maalinnimo,  waxaa kaloo loo yaqaan xiligaan

  • Duhur oo loogu magac daray salaad duhur oo xiligaas la tukado
  • Har
  • Maalin weyn 
  • Maalin
Thumb
Wakhtiga dharaarta ee dhulka

Sidoo kale eeg

Thumb
Dabaqa saacada ee Birmingham, Ingiriiska , xili dharaar ah ,saacada ayaa sheegaysa 12 oo maalinimo, 

Tixraac

Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.