Daacuunkii Camwaas waa daacuun ka dilaacay dhulka shaam waqtigii Cumar bin khadaab sanadkii 18aad ee hijiriga, kaas oo ay ku la'deen kumanaan ciidanka muslimiinta ka mid ah, waxaa ku jiray dadka ku dhintay Abuu cubeyda hogaamiyihii Shaam iyo mucaad bin jabal, Daacuunka ayaa ka bilaawday Camwaas oo ah tuulo u dhaw Qudus sidaas ayaa loogu bixiyay daacuunkii camwaas[1][2]
waxaa ku dhintay daacuunkan dad badan oo ciidanka muslimiinta ka tirsanaa kuwaas oo isugu jiray saxaabo iyo taabiciin, waxaana lagu sheegaa 25,000 ilaa 30,00. Dadka caanka ah ee ku dhintay waxaa ka mid ah.
- Mucaad Bin Jabal iyo wiilkiis Cabdiraxmaan
- Yaziid bin abii sufyaan
- shuraxbiil bin xasana
- Fadli bin cabaas
- Abuu jandal bin suheyl
- Abuu maalik al-ashcari
- Diraar bin awz
- Caamir bin geylaan
Wikiwand in your browser!
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.