From Wikipedia, the free encyclopedia
Shaam (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : Levant) ama suuriyadii hore waa magac taariikhi ah oo loo yaqaanay wadama bariga iyo woqooyiga dhulka jasiirada carabta wuxuu dherersanyahay xeebta bari ee jasiirada carabta ilaa bada cad gudaha waxaa ku jira labad wabi ee dajla iyo furaat, waxay kulansataa maanta wadamada loo kala yaqaan : suuriya, lubnaan, urdun, Falastiin, iyo dhulal yar oo kala raacsan sucuudiga iyo qaybo yaroo ka kala mida turkiga, siinay, gobolka ciraq ku yaal ee muusil, dadka qayb baa qabta inay jasiirada qubrusna, jasiirada u ekaha siinaay iyo ciraaq oo dhan ay ka wada mid yihiin.
Xadka dhulka shaam wuxuu ka bariga bada mideteriyanka ilaa xuduudka dhulka Mesobotamiya [5][6][7], Mandiqadaan ayaa kulmineeso maantadaan la joogo Suuriya, Lubnaan, Urdun iyo Falastiinta taariikhiga ahayd, waxaa sii dheer meelo xuduudeed sida Tabuuk oo Sucuudiga dhacdo iyo gobalada suuriya ee lagu daray Turkiya waqtigii gumeestiha Faransiiska.
{{hadaadn taqaan ku darso}}
Template:Hadaadn taqaan ku darso
https://www.nytimes.com/2021/02/23/world/middleeast/syria-assad-economy-food.html https://www.wsj.com/articles/ai-emerges-as-crucial-tool-for-groups-seeking-justice-for-syria-war-crimes-11613228401
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.