Kanada

From Wikipedia, the free encyclopedia

Kanada

Kanada waa wadan ku yaalo Woqooyiga Ameerika waxoona ku fadhiyaa dhul balaaran. Kanada waxee xuduud la leedahay dalka Mareykanka oo goboladiisa badan ka xiga Koonfur iyo gobolka Alaska oo ka xigta Woqooyi Galbeed, dhinaca bariga neh waxaa kaga dhagan badweynta Atlantik. Kanada waa Dawladda labaad ee ugu ween aduunka, ayadoo Dawladda koowaad ay tahay Ruushka. [[File:Toronto August 2017.jpg|thumb|right|194px|With its more than 550 meters high, CN Tower is one of the tallest structures in the World, in addition to being an icon of the city of Toronto [[Torre Wadanka kanada waxaa markiisa hore degenaan jiray dadka indianka ah oo assalkooda ka imaaday qaarada aasiya iyo dad inuit ah oo u badan griinland. Kanada waxay leedahay dad ah 38,151,728.

Quick Facts Kanada Canada, Qaarada ...
Kanada
Canada
Thumb Thumb
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Amerika
Thumb
Location of Kanada
Caasimada Ottawa
Luuqada(ha) Looga hadlo Ingiriis, Faransiis
 -  Raysal wasaare Mark Carney
 -  Xukun Boqortooyo HM King Charles III
 -  Gudoomiyaha Guud Mary Simon
Area
 -  Total 9,984,670 km2 km² 
3,854,085 sq mi sq mi 
 -  Biyo (%) 8.92
Cadadka Dadka
 -  2013 qiyaas 39,075,000 
GDP (nominal) 2017 estimate
 -  Total $1.785 trillion 
 -  Per capita $29,550 
Lacagta Doolar $ CAD
Wakhtiga UTC-3.5 ilaa -8
Xiliga xagaagane(-2.5 ilaa -7) 
Close

Xubin

Waddanmaha La Deggan Canada

Taariikh

wadanka kanada dadkii ugu horeeyay oo soo booqday waxee ahaayeen dad yurubiyan ah 1000 sano ka hor, gaar ahaan vikingka norwajka, laakiin 600 oo sano kadib ee ajaaniibta badanaa soo wada galeen.

Joseph Jacques Jean Chrétien PC OM CC QC (wuxuu dhashay Janaayo 11, 1934) waa siyaasi Canadian ah. Wuxuu ahaa Ra'iisul Wasaarihii 20-aad ee Canada 1993-kii ilaa 2003-dii iyo Hogaamiyihii Xisbiga Liberal-ka ee Canada 1990-kii ilaa 2003-dii, intii uu ku guda jiray shaqadiisa, waxa uu Xildhibaan (MP) ka ahaa Aqalka Baarlamaanka Kanada in ka badan 35 sano.

Chrétien wuxuu ku dhashay Shawinigan, Quebec. Waxa uu sharciga ka bartay Université Laval.[2] Waxa uu noqday siyaasi sannadkii 1963-kii, markii ugu horreysay ee loo doortay Aqalka Hoose. Intii uu Pierre Trudeau ahaa Ra'iisul Wasaare, Chrétien wuxuu ka mid ahaa golihiisa wasiirada. Wuxuu ahaa Wasiirka Cadaaladda, Wasiirka Maaliyadda, iyo Wasiirka Arrimaha Hindiya iyo Horumarinta Waqooyiga. Waxa uu sidoo kale ahaa Ra'iisul Wasaare ku xigeenka markii John Turner uu ahaa Ra'iisul Wasaaraha. Waxa dib loo doortay laba jeer sannadihii 1997 iyo 2000, waxana uu hoggaaminayey dawlad aqlabiyad ah intii uu Ra’iisal-wasaaraha ahaa oo dhan.


Gobollada

More information Gobollada, Aagga ...
Gobollada Aagga Dadka
Kanada 9,093,507 35,151,728
Alberta 642,317 4,067,175
British Columbia 925,186 4,648,055
Manitoba 553,556 1,278,365
New Brunswick 71,450 747,101
Newfoundland and Labrador 373,872 519,716
Northwest Territories 1,183,085 41,786
Nova Scotia 53,338 923,598
Nunavut 1,936,113 35,944
Ontario 917,741 13,448,494
Prince Edward Island 5,660 142,907
Quebec 1,356,128 8,164,361
Saskatchewan 591,970 1,098,352
Yukon 474,391 35,874
Close













Thumb
Gold Coast




Sido Kale fiiri


More information Dalalka Yurub ...
Dalalka Yurub Qaarada Yurub
Albania  Andorra  Armania  Aserbiijaan  Awstriya  Belarus  Beljim  Boland  Midowga Boqortooyada  Bortuqaal  Bosniya  Bulgaria  Denmark  Estoniya  Faatikan  Faransiiska  Finland  Giriig  Holland  Hungaria  Isbania  Islofaakiya  Isloveeniya  Iswisarland  Iswiidhan  Jarmalka  Joorjiya  Kosofo  Kroatia  Latfiya  Liechtenstein  Lithuaniya  Luksemburg  Makedonia  Malta  Monako  Montenegro  Norway  Romania  Ruushka  San Marino  Serbia  Talyaaniga  Jamhuuriyadda Tashik  Turki
Close
Loading related searches...

Wikiwand - on

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.