Xaas
naag la qabo / From Wikipedia, the free encyclopedia
Xaas Oori Affo ama Sowjad (carabi: زوجة taliyaani: moglie ama sposa ingiriis: wife amxaari: ሚስት) waa naagta iyo hooyada qoyska. Ooridu waa naagta uu qabo ninka Seeyga ah isla markaana waa hooyada caruurta, ilmaha iyo ciyaalka reerka.
Naagtu waa inay ninkeeda ixtiraamto. Sinaysiga qofka xaaska ah waa wax xun. Ninka hal naag keliya buu qabi karaa, naagtuna hal nin keliya bay qabi kartaa.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.