Amxaari
From Wikipedia, the free encyclopedia
Amxaari (Af Ingiriis : Amharic; Af Amxaari : አማርኛ; Amarəñña, IPA: [amarɨɲːa]) waa luqad looga hadlo waqooyiga dhexe ee Itoobiya, waana luqada rasmiga ah ee Dawladda Federaalka ee Itoobiya. Luqadaha Semitiga.