Walaal (carabi: أقرباء, نسيب ingiriis: sibling) waa wiilka iyo gabadha ay qof waalidkiis dhaleen. Gabdha qof la dhalatey ee walaalka la ah waxaa loo yaqaanaa abaayo, halka wiilka lagu magacaabo aboowe. Ereyada noocan ah waxaa inta badan laga isticmaalaa badhtamaha iyo koonfurta Soomaaliya, laakiin waqooyiga deegaanada dadlka Soomaaliya intaba waxaa lagu magacaabaa "walaal".
Walaaluhu waxay noqon karaan kuwo waalid isku mid ah dhalay (hooyo iyo aabo), waxaa laga yaabaa in hal waalid kaliya dhalay sida ilmo isku hooyo ah laakiin labo aabe kala leh; ama caruur isku aabo ah laakiin labo hooyo kala dhaleen. Dhamaantood waxay noqonayaan dad walaalo ah.
Wikiwand in your browser!
Seamless Wikipedia browsing. On steroids.
Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.
Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.