Waalo Sandheer (noole)
From Wikipedia, the free encyclopedia
Waalo sandheer Af Ingiriis : Somali elephant shrew ama Somali sengi) waa noole la moodo sida dooliga oo ku nool dhulka kulul ama lama degaanka ah.[3] Waalo Sandheerta waxaa laga helaa meelo badan oo ka mid ah Geeska Afrika; gaar ahaan gobolada Waqooyiga Soomaaliya.
Quick Facts Xaalad xanaaneed, Kala soocida cilmiga ah ...
Waalo Sandheer[1] | |
---|---|
Xaalad xanaaneed | |
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Xayawaan |
Faylam: | Chordata |
Gacalka: | Naasley |
Dirka: | Macroscelidea |
Bahka: | Baho jiir |
Duulka: | Aw-maroodi |
Noocyada: | E. revoili |
Magaca laba-geesoodka ah | |
Elephantulus revoili (Huet, 1881) | |
![]() | |
Waalo Sandheerta waxaa laga helaa meelo badan oo ka mid ah Geeska Afrika |
Close