Ugaadhsi
From Wikipedia, the free encyclopedia
Ugaadhsi, Ugaarsi (Af Ingiriis : hunting) waa shaqada iyo khiyaanada lagu qabto ama dilo xayawaan duurjoog ah.
Qofka wax ugaadhsanaya waxaa loo yaqaanaa Ugaadhsade. Dad badan oo wax ugaadhsanaya waxaa loo yaqaanaa Ugaadhsato.
Ugaadhsiga iyo qadhaabsigu waa labada hab ee dadku isticmaali jireen tan iyo qarniyo badan ka hor ilbaxnimadii aadamaha.
Marka la ugaadhsanayo waxaa la isticmaalaa hub kala duwan. Wakhtiyadii hore waxaa la isticmaali jirey leeb iyo qaanso, laakiin dunidan casriga ah maanta waxaa la isticmaalaa qori, madi, waran iyo noocyo kale oo hub ah. Laakiin qofka qadhaabsatoda ah waa mid xirfad iyo aqoon fiican u leh dhirta, sababtoo ah midhaha qaar waa sun lagu dhinto.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.