Leeb
From Wikipedia, the free encyclopedia
Leeb (carabi: سهم taliyaani: freccia ingiriis: arrow) waa ul dhuuban oo ka samaysan alwaax ama bir kaas oo lagu xidho qaanso ka dib la rido ayadoo lala shiishayo bar ama meel.
Marka la tixraaco Taariikhda aadamaha, Leebka iyo qaansadu waa hub la isticmaali jirey tobanaan qarni ka hor wakhtigii ilbaxnimadu bilaabantey.
Leebka iyo qaansadu waa labo shey oon kala hadhin, sababtoo ah waa la isla isticmaalaa.
Wakhtiyadii hore leebka iyo qaansada waxaa loo isticmaali jirey in lagu ugaadhsado.
Maqaalkan waa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawi Wikipedia in aad Wax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.