![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/1/1d/Levant_%2528orthographic_projection%2529.png/640px-Levant_%2528orthographic_projection%2529.png&w=640&q=50)
Shaam
From Wikipedia, the free encyclopedia
Shaam (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : Levant) ama suuriyadii hore waa magac taariikhi ah oo loo yaqaanay wadama bariga iyo woqooyiga dhulka jasiirada carabta wuxuu dherersanyahay xeebta bari ee jasiirada carabta ilaa bada cad gudaha waxaa ku jira labad wabi ee dajla iyo furaat, waxay kulansataa maanta wadamada loo kala yaqaan : suuriya, lubnaan, urdun, Falastiin, iyo dhulal yar oo kala raacsan sucuudiga iyo qaybo yaroo ka kala mida turkiga, siinay, gobolka ciraq ku yaal ee muusil, dadka qayb baa qabta inay jasiirada qubrusna, jasiirada u ekaha siinaay iyo ciraaq oo dhan ay ka wada mid yihiin.
Quick Facts Wadanada iyo deegaanada, Bulshada ...
Shaam | |
---|---|
![]() Wadano horay uga tirsanaan jiray Shaam taariikh ahaan, laakiin maanta ah dowlado ama deegaano ka madax banaan. [1][2][3] Wadano ka tirsanaan jiray Shaam horaantii qarnigii 20aad laakiin markii dambe ka go'ay (kuwaasi waxaa ka mid ah Suuriya iyo Falastiin) [1]
Wadanada iyo deegaanada qaar taariikh yahanku maanta ku xisaabshaan deegaanada Shaamtii hore | |
Wadanada iyo deegaanada | Sybrus Israaiil Jordan Lubnaan Falastiin Suuriya Turkiga iyo deegaano kale |
Bulshada | 44,550,926[4] |
Magaca dadka | Reer Shaam |
Luuqadaha | Carabi, Hebrew, Armenian, Circassian, Greek, Kurdish, Ladino, Turkish |
Wakhtiga | UTC+02:00 (EET) (Turkiga iyo Qubrus) |
Close