Falastiin, (Carabi: فلسطين, Af-Cibriga: ארץ ישראל ) waa wadan ku yaalo bariga dhexe ee Qaarada Aasiya. Falastiin, waxa ay Xuduud la leedahay wadamada Masar, Urdun, suuriya, Lubnaan iyo Israaiil. Markii hore dhulka waxaa degenaan jiray carab falastiin ah iyo yahuud aad u yareed, waxaana lagu qiyaasaa in ee falastiinta ee gaarayaan in ka badan 8 miliyan oo qof, (dad tiriskii 1997), qaxootiga falastiinta waxee kala degenyihiin wadamada Urdun 3miliyan , Lubnaan 400,000 iyo wadamada kale ee carabta in kabadan 800,000 oo falastiin ah, Qaar neh waxee kala degenyihiin wadamada aduunka, Yurub, Ameerika, iyo Aasiya, Falastiinta badankooda ama 3diiba 1 waxuu ku jiraa Kaamamka qaxootiga.dadka reer falastiin hadii ay hal meel wada degaan yuhuuda waxay ku keeni kartaa war war aad u badan.

Quick Facts Dawladda Falastiinدولة فلسطين (Af-Carabi)Dawlat Filasṭīn, Magaalada uguwayn ...
Dawladda Falastiin
دولة فلسطين (Af-Carabi)
Dawlat Filasṭīn
Thumb Thumb
Heesta qaranka: "فدائي"
"Fida'i"[1][2]
"Jabhad"
Thumb
Dhul ay sheegato Dawladda Falastiin (cagaaran)[3]
Dhul sidoo kale ay sheegatay Israaiil (cagaar khafiif ah)
Dhul ay sheegato Dawladda Falastiin (cagaaran)[3]
Dhul sidoo kale ay sheegatay Israaiil (cagaar khafiif ah)
  • Proclaimed capital
  • Administrative
    center
Magaalada uguwayn Marinka Gaza:-)
Luqadaha rasmiga ah Carabi
Dadka Palestinian
Xukunka Unitary semi-presidential republic[6]
 -  President Mahmoud Abbasb
 -  Prime Minister Rami Hamdallah
 -  Speaker of Parliament Salim Zanoun
Sharci dejinta National Council
Formation
 -  Declaration of Independence 15 November 1988 
 -  UNGA observer state resolution 29 November 2012 
 -  Sovereignty dispute with Israel Ongoingc[iii][7][8] 
Baaxad
 -  Guud ahaan 6,020 [9] km2 (163rd)
2,320 sq mi 
 -  Biyo (%) 3.5[10]
 -  West Bank 5,860 km2
Tirada dadka
 -  2014 qiyaasta 4,550,368[11] (123rd)
 -  Mugga Dadka 731/km2
1,895/sq mi
Wax soo saar (PPP) 2008a qiyaastii
 -  Guud ahaan $11.95 billiona ()
 -  Qof qof $2,900a ()
Qaybsiga (2009)35.5[12] (medium)
Kobaca (2014)Management:favri limited liability company Location:muqdisho somali 0.677[13] (medium / 113th)
Lacagta
  • Egyptian pound (EGP)
  • Israeli new shekel (ILS)
  • Jordanian dinar (JOD)[14]
  • (see also Palestinian currency)
Waqtiga Palestine Standard Time (UTC+2)
 -  Xagaa (DST) Palestine Summer Time (UTC+3)
Taariikhda dd/mm/yyyy
Wadista Baabuurta right
Thiinada telka +970
ISO 3166 code PS
Furaha Internetka .ps
a. Population and economy statistics and rankings are based on data from the PCBS.
b. Also the leader of the state's government.[iv]
c. The territories claimed are under Israeli occupation.
Close

Taariikh

Shaxdan tusmada waa in la hagaajiyaa.

Taariikhda Falastiin waxa ay inbadan kuxusantahay qoraalada diiniga ha ee yuhuudiga masiixiga iyo islaamka.falastiin waa dhulka nabiyda iyo rususha,waana qibladii islaamka ee ugu horaysay. Falastiin waxa ilaa hada kadhisan dhismayaal taariikh aad iyo aad udheer leh oo cadaynaya taariikhda soojireenka ah ee israaiil ay leedahay. falastiin waxa ayleedahay taariikh soo jiitamaysay xiliyo aad iyo aad u fog waa dhulkii ay kunoolaayeen shacabkii looyaqaanay Kanaan magaca falastiin cidiibixisay waxa ay ahaayeen giriigii hore markaas oo ay magaca falastiin u bixiyiin dhulka xeebaha ah ee wadnka falastiin.xiliyada qaar magaca falastiin waxa loogu yeedhi jiray dhulka falastiin iyo wadanka Urdun oo wadan socda.

Kaalinta Diimeed

Falastiin ahmiyad wayn ayay u leedahay sadexda diimood ee samawiga ah amaba diimaha samada kasoo dagay .Yuhuudiga Kiristanka iyo Islaamka.taariikha Falastiin soomaray,waxaa kamid ahaa qaar dagaalada iyo muranada kataagnaa ay ahaayeen murano iyo dagaalo diimeed.Sida Weeraradii Siliibiyiinta sidoo kale marmarka qaarkood dagaalka ka dhexeeya carabta iyo israaiil waxa uu noqdaa dagaal diimeed.

Islaamka

Islaamka kaalin wayn ayay falastiin kuleedahay,waa dhulkii barakaysnaa ee ilaahay Qur'aankiisa ku sheegay,ilaahay suurada Isra waxa uu kusheegay "in Misaajidka Al-Aqsa iyo hareerihiisuba ay barakaysanyihiin". Ilaahay markalale kitaabkiisa kariimka ayuu ku sheegay "Dhulka Falastiin marka uu yidhi kor ahaaye"

Thumb
Thumb
Thumb

Xubin














































Sidoo kale Eeg

Wikiwand in your browser!

Seamless Wikipedia browsing. On steroids.

Every time you click a link to Wikipedia, Wiktionary or Wikiquote in your browser's search results, it will show the modern Wikiwand interface.

Wikiwand extension is a five stars, simple, with minimum permission required to keep your browsing private, safe and transparent.