![cover image](https://wikiwandv2-19431.kxcdn.com/_next/image?url=https://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/9/97/Diplomatic_missions_of_Somalia.png/640px-Diplomatic_missions_of_Somalia.png&w=640&q=50)
Safaaradaha Soomaaliya
From Wikipedia, the free encyclopedia
Dawlada Soomaaliya waxay safaarado ku leedahay wadamo badan oo caalamka ah; kuwaasi oo tirsan dhamaan qaaradaha aduunka.[1] Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya iyo safaaradaha ayaa masuul ka ah xidhiidhka, heshiisyada iyo cilaaqaadka dowlada Soomaaliya la leedahay dunida inteeda kala. [2].
![Thumb image](http://upload.wikimedia.org/wikipedia/commons/thumb/9/97/Diplomatic_missions_of_Somalia.png/640px-Diplomatic_missions_of_Somalia.png)